Jubbaland oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay deg. Baardheere (Sawirro)

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Dowlada Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka Bilaha ee  Amniga Jubbaland kaasoo lagu qabtay magaalada Kismaayo Shirkan waxaa kasoo qeyb Galay Xubno ka tirsan  Golaha Wasiirada Jubbaland, saraakiisha ciidamada kala duwan ee Jubbaland, Xooga dalka iyo Saraakiil ka socotay  howlgalka ATMIS. Waxaa shirkan diirada … Continue reading Jubbaland oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay deg. Baardheere (Sawirro)